News

Wixii war ah ama dhacdo quseeysa xisbiga waxaad ka heleeysaa halkan. Hadaad heyso qormo xiiso leh, noo soo gudbi si aan halkaan ugu daabacno. Emailkeenu waa info@spdu.info

Cabdullahi Sh Xasan oo noqday musharax Madaxweynaha Somaliya

Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada Cabdullahi Sh Xasan oo u sharaxan madaxweynaha Soomaaliya ka dib markii Isbaheysigu u doorteen arintaas Sii akhri...
Posted on - 14-Apr-12 01:05

Isbaheysiga nabada Soomaaliyed (SPA) iyo xisbiyo kale oo ka horjeestay... + Sawiro.

Isbaheysiga nabada Soomaaliyed (SPA) iyo xisbiyo kale oo ka horjeestay qodobadadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay Gaalkacyo + Sawiro. Sii akhri...
Posted on - 01-Apr-12 21:47

SPDU oo xafiis cusub furatay

SPDU oo xafiis cusub furatay Sii akhri...
Posted on - 11-Mar-12 20:12

Isbahaysiga Nabada Soomaaliyeed oo qabanqaabiyey...

Isbahaysiga Nabada Soomaaliyeed ayaa soo qaban qaabiyay dood ku saabsan khilaafka Baarlamaanka taasoo maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Sii akhri...
Posted on - 24-Jan-12 23:12

Isbaheysiga nabada Soomaaliyed (SPA) oo...

Isbaheysiga nabada Soomaaliyed (SPA) ayaa qado sharaf u sameeyey wafdi ka socday maamul goboleedka Awdal ee Soomaaliya... Sii akhri...
Posted on - 20-Jan-12 19:51

1234 Next >